Dhageyso:Puntland oo Si Kulul Uga Hadashay Shirka Madasha Qaran

puntland

Waxaa maalintii saddaxaad galay shirka golaha wadatashiga qaran ee ka socda magaalada Muqdisho kaasoo u dhexeeya madaxda dowladda federalka ah iyo kuwa maamul goboleedyada, gobolka Banaadir iyo SSC.

Wasiirka warfaafinta warfaafinta ee Punland Maxamuud Caydiis Dirir ayaa si kulul uga hadlay shirka hadda socda Muqdisho iyo waxyaabaha Puntland ay ku diiddan tahay.

Wasiirka ayaa ugu horreyntii weerar afka ah ku qaaday dowladda federaalka ee uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh, isaga oo ku eedeeyay inay wado gacan bidixeyn.

Sidoo kale wuxuu soo hadal qaaday shirka haatan ka socda magaalada Muqdisho, wuxuuna tilmaamay in waxba aysan kasoo bixi doonin, sida uu hadalka u dhigay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.