Kenya oo Xasan Sheekh Culays ku Saartay inuu la Fariisto Abiy Axmed

Xasansheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta gaarey magaalada Nairobi ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Kenya William Ruto.

Labada Madaxweyne ayaa ka wadahadley xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhexeeya labada dal iyo khilaafka Soo kala dhexgalay Itoobiya iyo Soomaaliya.

Madaxwaynaha Kenya ayaa kala hadlay Xasan Sheekh Sidii loo dhamayn lahaa Xirirka Sii xumaanaya ee Itoobiya iyo Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xusay in Kenya iyo Soomaaliya ay wax badan wadaagaan, labada dalna ay ka go’an tahay inay ka shaqeeyaan nabadda iyo xasiloonida gobolka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.