Daawo:Boliiska oo Xiran Garwayne Waxba kajiraan ku tilaamay Xukunkii Sayid Cali

Luul

Ciidanka Booliiska Gobalka Banaadir gaar ahaan Saldhigga Boliiska Dagmadda Waabari ayaa soo xiray Eedeysane Mascuud Cabdullaahi Afrax(Garweyne)

Eedeysanahaan ayaa ku eedeysan in uu u gafay Garsoorka Dalka  waxba kama jiraana kutilmaamay xukunno kasoo baxay Maxkamaddaha Dalka.

Qoraal kasoo baxay Taliska Qaybta Guud ee Booliiska Gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in gacanta lagu soo dhigay eedaysanaha, waxaana Boolisku sheegeen in si dag dag loo horgeyn doonaa Maxakamadda awooda uleh.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.