Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa booqday Xarunta Safaarada Soomaaliya ee Magaalada London.
Wasiir Faarax Cabdulqaadir ayaa ka hadlay baahiyaha ka jira Safaraada oo ay kamid yihiin shaqaalaha, qalabkoo ku yar iyo iyagoo ku jira dhismo kiro ah.
Leave a Reply