Madaxwaynaha Kenya oo Sheegay Shabaab inay qabsanayaan Soomaaliya

Xasansheekh

Madaxweynaha Kenya, William Ruto oo Safar ku jooga dalka Maraykanka ayaa booqday Wasaarada Gashaandhiga waxuuna sheegay Soomaaliya inay ku sugan tahay xaalad Qatar ah.

Madaxweynaha Kenya ayaa sheegay in Kooxda Alshabaab ay qabsan doonto guud ahaan dalka Soomaaliya haddii ay baxaan Ciidanka ATMIS.

Madaxweyne Ruto ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu kala hadlay in Ciidanka ATMIS aysan ka bixin Soomaaliya, balse ay isku fahmi waayeen arrintaasi.

Ugu dambeyn, Madaxweynaha Kenya ayaa ka dalbaday Mareykanka in uu soo fara-geliyo islamarkaaana uu hakiyo qorshaha bixitaanka Ciidanka ATMIS.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.