Daawo:Qaabkii Madaxwayne Firdhiye Loogu Soo Dhaweeyey Safarada Soomaaliya ee Nairobi

firdhiye

Madaxwaynaha Dawladda SSC-Khaatumo Mud. Cabdiqaadir Axmed Aw-cali ayaa Booqasho ku tagay Safaaradda Dalkeennu ku leeyahay Waddanka Kenya, waxaaanna si diirran ugu Soo dhaweeyey Safiirka Soomaliya ee Dalka Kenya Mud. Amb. Jibriil Ibraahim Cabdulle.

Firdhiye ayaa safar shaqo ku jooga Dalka Kenya isagoo kulama kala duwan la qaadanayay madaxda iyo Ganacsatada Soomaliyeed ee dalka Kenya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.