Guudlaawe oo Ka Hadlay Sababta uu uga dagi waayey Magaalada Matabaan

guudlaawe

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta waxa ay soo gaareen degmada Matabaan ee Gobalka Hiiraan.

Dadka degmada ay horkacayaan Guddoomiyaha Degmada Matabaan, Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan iyo Wasiirka Arrimaha Guddaha iyo Dowladdaha Hoose ayaa waxa ay kusoo dhaweeyeen banaanka degmada Matabaan.

Madaxeayne Guudlaaee oo ka hadlay Sababta ku kaliftay inuu diyaarad ku tago Guriceel isagoo u socda Matabaan ayaa yiri matabaan malahan Garoon Diyaaradeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.