Hoggaamiye Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa booqasho shaqo ku tagay safaaradda Dalka Turkigu ku leeyahay Dalkeenna Soomaliya ee Muqdisho.
Hoggaamiyaha waxaa si diirran ugu Soo dhaweeyay Safaaradda Safiirka Dalka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mud. Amb. Alper Aktaş iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan Safaaradda.
Hoggaamiyaha iyo Safiirka Turkiga ayaa ka wada hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya gaar ahaan xaaladaha deegaannada Maamulka SSC-Khaatumo.
Leave a Reply