Daawo:Laftagareen oo Baydhabo Ka Furay Shirka Garsoorka Koonfuegalbeeed

laftagareen

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa furay Shirka Sanadlaha 1-aad Garsoorka Dowladda Koonfur Galbeed oo maanta si Rasim ah uga furmay Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo

.Wasiirka Cadaalada,Gudoomiyaha Maxkamada Sare, Agaasimaha Madaxtooyada, Xeer ilaaliyaha guud Koonfur Galbeed iyo Garsooriyaasha Koonfur Galbeed ayaa Goobjoog ahaa Munaasabada Furitaanka Shirka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.