Daawo:Qoorqoor oo Furay Kalfadhigii 10aad ee Barlamaanka Galmudug

Qoor

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliyaan Guddoonka Golaha Baarlamaanka ayaa furay kalfadhiga 10-aad ee Golaha.

Madaxweynaha ayaa ku ammaanay golaha sida wanaagsan ee ay ugu adeegayaan dadka reer Galmudug, isagoo ku bogaadiyay anxisinta sharciyada muhiimka u ah Dowlad dhiska.

Madaxweynaha ayaa si guud golaha uga warbixiyay xaaladda guud ee dalka isagoo is dul taagay qodobbo dhawr ah oo ay ugu weyneed la dagaalanka Khawaarijta iyo doorashooyinka dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.