Wasiirka Amniga Gudaha XFS Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu daahfuray dib-u-dhis iyo casriyeyn lagu sameeyey taliska qeybta guud ee ciidanka Nabad-gelyada waddooyinka ee (Traffic).
Wasiirka ayaa amaan kala duldhacay dowlada Xasan sheekh hogaamiyo waxuuna sheegay dowladaan inay tahay tii rajada loona noqon maayo teendhadii waxaa la qaatay qof iyo Cod.
Waxaan aaminsanahay islamarkaana u arkaa Iney Ka Qurux badan tahay inaan la hor ordin Durbaan aan la garaneyn meesha uu Ku dhammaan doono.