Qaar kamida Culumada Muqdisho oo ay kamid yihiin Sheekh Bashiir iyo Cali Wajiis ayaa dowlada Soomaaliya u Xalaaleeyey in quftaan qubaaraha Iskool Buliisiya ee Magaalada Muqdisho.
Dowladda soomaaliya ayaa mudo 10 maalmood ah u qabatay in lagula baxo Meydadka ku aasan Qabuuraha iskool buluusiya ee Magaalada Muqdisho.
Leave a Reply