Daawo:Deni oo Xasan Sheekh ugu Baaqay inuu Joojiyo Qufista Qubuuraha

deni

Madaxweyne Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Hassan Sheikh Mohamud, in la ixtiraamo maytida oo dib looga laabto go’aanka lagu soo qufayo Qabuuraha Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.