Daawo:Madaxwayne Xasan oo Sheegay inuu Itoobiya Dekad Siinayo Hadii ay waydiisato

xasansheekh

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta furay shirweynaha wadatashiga ee Dallada Bulshada Bariga Afrika ayaa ka hadlay qilaafka bada ee kala dhaxeeya Itoobiya.

Madaxwayne Xasan sheekh ayaa sheegay ”Itoobiya haddii ay doonayso in Xeebaha soomaaliya ay soo gaarto waa soo dhoweynaynaa laakiin ha iska ilowdo Badda soomaaliya aan qaadana”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.