Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ka qeyb-galay munaasabadda 26-ka Juun ayaa iska difaacay eedeny loo soo jeediyey oo ku saabsan Bixinta Bada Soomaaliya.
Madaxweyne Xasan sheekh ayaa sidaan yiri sidaan ” waxaa la yiri isagaa rabay heshiiska in uu lagalo itoobiya lkn marnama ma ogolin dhul ayaa la qaadanaa in ladhaho dadka reer soomaalilandna ma necbi”.
Leave a Reply