Madaxweynaha Soomaliland Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlayey munaasabada 26 Juun ayaa si kulul uga hadlay heshiiska bada ee u lagalay Itoobiya kaas oo ay ka hortimid dowlada Soomaaliya.
Madaxwayne Muuse Biixi ayaa sidaan yiri “Mar haddii lagu leeyahay anaa ku xukumo, wada hadal iska daaye salaanta aan iska qaadeenin”.
Leave a Reply