Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa sheegey in Gudoomiyihii Hore Golaha Shacabka BFS Prof Maxamed Shekh Cusmaan Jawaari ay Udiyaariyeen inay Baydhabo ugu Sameeyaan Aas Qaran Balse Dowlada Federaalka Soomaaliya Codsatay in Muqdisho loogu Sameeyo Aas Qaran.
Leave a Reply