Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo Safar ku tagay dalka Maraykanka ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey Minnesota.
Safarka Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ku tagay Maraykanka ayaa ah sidii uu bulshada Soomaaliyeed ugula qayb qaadan lahaa Munaasabada 1da luulyo oo lagu qabanayo Magaalada Minnesota.
Leave a Reply