Soomaaliya oo Aqbashay Heshiiskii Abi Axmed iyo Wafti u dhoofay Turkiga

muusebiixi

Maraykanka iyo Kenya ayaa dowlada Soomaaliya culuys ku saaray inay aqbalaan heshiiskii Muuse Bixii iyo Abi Axmed ku dhexmaray Adis Ababa iyadoo qodobada heshiiskaas wax laga badalayo.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Axmed Macalin Fiqi iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Ankara, Turkiga, halkaas oo ay uga qeybgalayaan wadahadallo u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo Itoobiya oo ay garwadeen ka tahay dowladda Turkiga.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda ayaa lagu yiru”Dowladda Soomaaliya waxay ku taagantahay mabda’eeda ah ilaalinta madaxbanaanida, gobonnimada, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.