Daawo:Qoorqoor oo Ka Hadlay Heshiiskii ay ka horyimaadeen Beesha Mareexaan

Qoorqoor

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa la kulmay odayaasha iyo waxgaradka labada beel ee kasoo kala jeeda Xeraale iyo Cabudwaaq, isagoo bogaadiyay hisiishka horudhaca ah ee shalay ay gaareen, isla markaana kula dardaarmay in si buuxda loo dhammeystiro qaybaha haray hishiiska.

Kulankan ayaa waxaa goobjoog ahaa xubno ka tirsan Baarlamaanka Dowladda Federaalka, mudanayaal ka tirsan goloyaasha Dowladda Galmudug iyo odayaashada labada beel iyo culimaddii garwadeenka ka aheyd hishiiska.

Beesha Mareexaan ayaa ka hortimid heshiiskaan kadib markii lagu soo daray qodobo oranaya inay iskaga guuraan inta u dhaxeeysa Caabudwaaq iyo Xeraale iyo Bangeele iyo Caabudwaaq

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.