Xubnaha baarlamanka maamul goboleedka Jubaland ayaa maanta u codeeyey wax ka beddel lagu sameeyay qodobo ka mid ah dastuurka maamulka.
Qodobadan waxaa ka mid ah muddo-xileedka maaxweynaha Jubaland oo laga dhigay 5 sano halkii ay horey uga ahayd 4 sano.
Sidoo kale waxaa baarlamaanku oggolaaday in madaxweynaha maamulku inta jeer uu xilkaasi isku soo taagi karo aysan xadidnayn oo ay furan tahay, sida ay sheegeen xildhibaannada oggolaaday.
Leave a Reply