Somaliland ayaa hadashay wadahadalladii Ankara ku dhexmaray Soomaaliya iyo Itoobiya ee ku saabsanaa xal u helista khilaafka labada dhinac ee ka dhashay is-afagardkii ay Addis-Ababa la gashay Somaliland.
Guddoomiyaha Gudida Heshiiska Isfahan ee Somaliland Iyo Itoobiya Baashe Cawil ayaa VOA uga waramay mawqifkooda shirka Turkiga ay ku yeesheen wasiirrada arrimaha dibedde ee Itoobiya Iyo Soomaliya.
Leave a Reply