Daawo:Aadan Madoobe oo Ka horyimid Qorshihii Doorashada Xasan Sheelh

Aadanmadoobe

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe oo u waramaayey Warbaahinta Dowlada Soomaaliya ayaa diiday inuu Balanqaado inay dalka ay dhacayso Doorasho Qof iyo Cod ah.

hadalkaan uj sheegay Gudoomiyaha Golaha shacabka ayaa dhabarjab waxay ku tahay qorshihii Xasan sheekh ee uu sheegay inay dalka ka dhacayso Doorasho qof iyo Cod ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.