Daawo:Madaxwayne Kuxigeenka Jubbaland oo Ka Hadlay Dagaal ka dhacay Luuq

sayid

Degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa saaka mar kale dagaal culus uu ka qarxay bartamaha magaalada, kaas oo dhexmaraya miliishiyo beeleedyo wada daga degmada.

Madaxweyne kuxigeenka koowaad ee Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka hadlay xaaladda degmada Luuq ee gobolka Gedo, waxuuna ku baaqay in dagaalka si dag daga loo Joojiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.