Daawo:Xildhibaanad Aamino Sheegtay in laga Reebay Diyaarad U Socotay Luuq

luuq

Xildhibaanada Aamino Xuseen Cali oo Kamida Xildhibaanada Aqalka hoose ee Soomaaliya ayaa sheegtay in laga hor istaagay inay kamid noqoto wafti Masuuliyiin ah oo u Socday sidii lagu qaboojin lahaa dagaal beeloodyo ka dhacay Degmada Luuq ee Gobolka Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.