Kulankii Golaha Shacabka oo Qabsoomi Waayey iyo Sababta

Aadanmadoobe

Kulan Mahiim ah oo ay maanta lahaayeen Barlamaanka Soomaaliya ayaa baaqday, waxaana guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa ka hadlay Sababta uu u baaqday Kulankooda.

Sababta uu u baaqday kulanka oo bilow u ahaa kalfadhigga 5-aad ee Golaha Shacabka ayaa la xiriira kooram la’aan, kadib markii ay soo xaadiri waayeen xildhibaanno badan.

Sheekh Aadan Madoobe ayaa tilmaamay in kaliya 108 xildhibaan ay soo xaadireen, taasina ay tahay ayaan darro, maadaama ay fasax dheer kasoo laabteen xildhibaannada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.