Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliya ayaa faafiyey weerarkii ka dhacay Xabsiga Dhexe ee Magaalada Muqdisho kaas oo ya ka dhasheen Dhimasho iyo Dhaawac.
Afhayeenka Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Cabdiqani Maxamed Qalaf oo faahfaahin ka bixiyey shaqaadadii ka dhacday Xabsiga Dhexe ee Xamar ayaa shaaciyey khasaaraha ka dhashay, waxuuna sheegay inay dhinteen Shan Maxbuus iyo Sadex Askari waxaana dhaawac ah 18 Qof.
Leave a Reply