Daawo:Dhimasho Dhaawac iyo Burbur hantiyadeed oo ka dhashay Qaraxii Muqdisho ka dhacay

qarax

Faahfaahinta iyo Xogta rasmiga ah dadka ku dhintay kuwa ku dhaawacmay iyo burburka ka dhashay qaraxa ka dhacay maqaayada Top Coffe ee ku taala degmada boondheere.

Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in inta la xaqiijiyey ilaa hada geeridu ay gaareyso 5 Qof iyo 20 qof oo dhaawac ah sidoo kale qaraxa ayaa geystay burbur hantiyadeed iyadoo goobta ay ku burbureen gaadiid goobta qaraxa yaallay oo ay wateen dadkii gudaha maqaayadda ku shaaxeynayey sidoo kale waxaa dumay qeybo ka mid ah maqaayadda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.