Galmudug oo War Kasoo Saartay Go’aankii Shalay kasoo baxay Villa Soomaaliya

qoorqoor

Dowladda Galmudug ayaa ka hadashay go’aankii shalay ka baxay shirkii Golaha Amniga Qaranka kaas oo uu shir gudoomiyey Madaxwayne Xasan Sheekh.

Dowladda Galmudug waxey soo dhaweyneysaa go’aannada kasoo baxay Golaha Amniga Qaranka kaas oo laxariiray hubkii sharci darada ahaa ee sida qaladka ah lagu soo galiyey dalka.

Galmudug ayaa hay’adaha Dowlada Federaalka ah ka codsaday in si dag daga loo horkeeno cadaalada cidii ka dambeysay keenista hubka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.