Daawo::Xildhibaano Xasan Sheekh ugu Baaqay in Casilo

xasansheekh

Qaar kamida Xildhibaanada Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo Xaruntooda Warbaahinta kula hadlay ayaa Madaxwayne Xasan ugu baaqay inuu noqdo “Madaxweynihii ugu horeeyay ee Afrikaan ah oo ku Fashilmay Shaqadiisa oo Iscasila”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.