Xamse oo U Dhaafay Qatar iyadoo dalka Xaalkiisu Fiicnayn

Xamze

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay magaalada Dooxa ee dalka Qatar.

Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa dalka Qatar kaga qeybgali doona shirweynaha Qurba-joogta Soomaaliyeed, waxa uuna hal kaas ka jeedin doonaa khudbad dhinacya badan taaban doonta.

Dhoofitaanka Ra’iisul Wasaaraha ayaa yimid iyadoo dalka ay ka jiraan qilaaf siyaasadeed, amni xumo iyo iyadoo aan lasoo qaban dadkii hubka sharci darada ah dalka Soo Galiyey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.