83 Jir la ilmaynaya Ganacsato Gurigiisii Burburisay ayaa baaq u diray Xasan Sheekh

xasansheekh

Nabadoon Fargeeti oo gurigiisii uu daganaa ganacsato dowlada taageero ka helaysa ayaa burburiyey waxuuna yiri “Anigoo 83-Sano jir ah ayaa korkeyga lagu burburiyay Gurigeyga horteyda ayaa lagu jiiday Ilmaheyga, Dowladda wax haka qabato.”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.