Wasiir Tiktok oo eedayn kala Duldhacay Madaxwayne Sheekh Shariif

wasiir

Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed, wuxuu si kulul u dhaliilay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Isagoo ka hadlay arrimaha ciidamada, kicinta qabaa’ilka, iyo dagaalada sokeeye. Waxa uu si adag uga hadlay xaaladda dalka iyo waxyaabaha kala duwan ee la xiriira amniga iyo ciidamadii dowlada oo shabaab qasaaro wayn u gaysteen.

Wasiirka Gaashaan Soomaaliya ayaa si kulul ugu jawaabay eedeymihii loo soo jeediyey xasan sheekh waxuuna waxba kama jiraan ku tilaamay hadaladii kasoo yeeray madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.