Daawo:Soo dhaweyntii Ra’iisalwasaare Xamse Loogu Sameeyey Kismaayo

Xamse

Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hogaaminayo.

Masuuliyiin katirsan Golayaasha kala duwan ee Dowladda iyo dadweyne kale ayaa sidoo kale qeyb ka ahaa soo dhaweeynta.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa Jubaland u yimid dhiirigalinta iyo Tageerada Ciidamada Jubaland iyo Xooga dalka oo howlgalo dalka lagu xoreeynayo ka wada deegaanada Jubaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.