Daawo:Deni oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay eedaynta Xasan Sheekh Ujeediyey Itoobiya

deni

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka hadlay Qilaafka u dhaxeeya Itoobiya iyo Soomaaliya.

Madaxwayne Deni ayaa sheegay waxa dadka loo sheegay ee ku saabsan Itoobiya waxba kama jiraan waaye, Itoobiyana waxbaan la qayb sanaynaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.