Ugaas Maxamed oo Bulshada Deegaanka Ceelnuur u Duceeyey

Ugaas

Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Faarax iyo Wafdi uu hoggaaminayay oo ay kamid yihiin Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya, Galmudug iyo Xildhibaan katirsan gollaha deegaanka Oslo, Wasiirro ka tirsan Galmudug, Maamulka degmada Balanballe iyo Saraakiil ayaa hadimo sharafeed loogu sameeyay Deegaanka (Ceel-nuur) oo kamida Deegaanada hoos yimaada degmada Balanballe ee Gobolka Galgaduud

Ugaaska iyo Wafdigiisa ayaa waxaa Deegaanka kusoo dhaweyay maamulka Degmada iyo boqolaal kamida Bulshada Deegaanka Ceel nuur.

Soo dhaweynta ka dib bulshada Deegaanka Ceelnuur ayaa waftiga u yimid la wadaagay baahiyaha ka jira deegaanka waxayma kaloo qurba joogta ka codsadeen in laga qayb qaato dhismaha iskuulada iyo xarumaha caafimaadka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.