Dagmada Baladxawo ee Gobolka Gedo waxaa aas loogu sameeyay allaha una xariistee Gudoomiye kuxigeenkii hore èe degmada Baladxaawo Biley Hufood iyadoona aaskiisa kasoo qayb galeen Mamulka Dagmada Baladxawo iyo mamulka Dagmada Dolow iyagoona Tacsi u diray qoyskii iyo Qarabadii uu kabaxay biley Hufood.
Leave a Reply