Shacabka Magaalada Muqdisho oo Warbaahinta la hadlay ayaa si kulul uga horyimid hadlkii shalay Madaxwayne Xasan sheekh ka sheegay masaajidka gudihiisa.
Shacabka Soomaliyeed ayaa sheegay inay dalka ka jirto dhaqaalo iyo shaqo la’aan baahsan, hadalka madaxwayne xasan sheegay ee ah dadka shiidka ah waa shabaab taas waa gaf uu bulshada soomaliyeed u gaystay ayey dhaheen.
Leave a Reply