Daawo:Dab khasaare hantiyadeed geystay oo ka kacay suuqa Jowhar

dab

Dab xoggan oo geystay khasaaro hantiyeed ayaa saakay hore ka kacay suuq wayn ee magaala Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle.

Maamulka magaalada Jowhar oo kaashanaya dadka magaalada ayaa barqadii maant ah ku guuleystay daminta Dabka, isagoo geystay khasaare lixaad leh sida ay sheegeen qaar kamid ah ganacstada magaalada Jow

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.