Wasiir Xoosh oo Booqday dhulkii Wasaarada ee laga kacshay dad Shacaba

Xoosh

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS mudane Hon Ali Yusuf Ali – Xoosh ayaa maanta la wareegay dhulka xarunta dhexe ee Wasaaradda ee ku yaala degmada Boondheere ee caasimadda Muqdisho taasi oo dib u dhis lagu bilaabayo.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya mudane xildhibaan Cali Xoosh ayaa u mahadceliyey dadkii deganaa, ciidanka Booliiska, Gobolka Banaadir iyo cid kasta oo qeyb ka ahayd in dhulka dib loogu shaqeeyo umadda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.