Daawo:Ganacsatada Banaadir oo ka cabanaya lacag xad dhaaf oo looga qaado Dekadda Muqdisho

Dekadamuqdisho

Ganacsatada Gobolka Banaadir ayaa ka cabanaya lacag xad dhaaf oo ay ku sheegeen in looga qaado Dekadda Muqdisho iyo canshuur lagu kordhiyay badeecada ay kala soo dagaan Dekada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.