Qoorqoor oo Ka hadlay Xiliga Doorashada Galmudug La qabanayo

Qoor

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa khudbad ka jeediyey munaasabadda xuska 14-ka Agoosto oo ka qabsoontay qasriga Madaxtooyada.

Qoorqoor oo la hadlaayey mucaaradkiisa ayaa sheegay Doorashada galmudug waxa aan ula mid nahay Soomaaliya, doorasho Soomaali ku mideysantahay ayaan ka qeybgaleynaa mid gaar ah qabsan meyno.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.