Daawo:Dhimasho & Dhaawac ka Dhashay Qarax ka dhacay Maqaaxi ku taalla Muqdisho

muqdisho

Dhimasho, Dhaawac iyo burbur hantiyadeed ayaa ka Dhashay Qarax ka dhacay Goob Maqaaxi ah oo ku taalla Magaalada Muqdisho.

Ku dhawaad 15 qof oo isugu jira Askar iyo dad shacab ah ayaa ku geeriyooday Miinooyin loogu aasay Maqaayad ku taalla degmada Deyniile ee gobolka Banaadir.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.