Madaxwaynaha Galmudug ayaa Lagu Soo dhaweeyey Degmada Xeraale

qoorqoor

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo safar shaqo ku maraya deegaanno ka tirsan Galmudug ayaa gaaray degmada Xeraale ee Gobolka Galgaduud halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.