Daawo:Wasiir Tiktok oo Ku fashilmay difaaca dalka ayaa ka Hadlay Arimaha Canshuurta

wasiir

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur “TikTik” ayaa waxuu ka hadlay dadka diiday Canshuurta dowlada Soomaliya kusoo rogtay Shacabka Muqdisho.

Wasiir Tiktok ayaa sheegay in lagu qasbanahay inaan bixino Canshuurta systamka dowladda nagu waajibiyay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.