Ra’iisalwasaare Xamse oo Hanjabaad U diray Dowlada Itoobiya

Xamze

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre oo ka warbixiyay waxyaabaha u qabsoomay Xukuumadda mudadii labada sano ee ay jirtay ayaa ka hadlay arrimo badan oo xaaladda dalka ku saabsan.

Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Barre mR uubka ka hadlaayey qilaafka Itoobiya iyo Soomaaliya ayuu yiri “Hadiisan Itoobiya ka laaban heshiiskii xadgudubga ahaa, ixtiraamina Madaxbannaanida Soomaaliya, ka mid ahaan doonto howlgalka ATMIS bedelaya.”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.