Wasiirka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka JFS Wasiir Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka hadlay hormarada Xukuumada ay ka sameeysay labadii sano oo ay jirtay sida “Amniga iyo Arrimaha dhaqaalaha taasoo Wasaaradda Beeraha qeyb wayn ay ka qaadatay wax soo saarka dalka”.
Leave a Reply