Hantidhowraha Guud ee JFS Abukaate Axmed Ciise Guutaale oo warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa ka hadlay musuq maasuq ay sameeyeen.shirkadaha maamula Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.
Wariyaha Warbaahimta Somalicable Cabdixaafid Nuur ayaa hantidhowraha waydiiyey su’aalo uu ka jawaabi waayey oo uusan jeclaysan in la waydiiyo, kuwaas ahaa inuu hantidhowraha sheego lacagtii lagu eedeeyey Agaasime koofi iyo masuuliyeen kale oo ka badnayd 30 Milyan oo doolaar cida lacagtaas qaadatay madaama maxkamada ku wayday kiiskaas.
Leave a Reply