Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Somaliland syaa lagu xiray Magaalada Hargaysa.
Maxamed Abiib, ayaa sida ay warbaahinta maxaliga ee Hargeysa ku waramayso laga xiray garoonka diyaaradaha ee Cigaal xilli uu safar dibada ka soo laabtay.
Ilaa hadda ma jirto cid ka tirsan hay’addaha ammaanka oo ka hadlay xarigiisa iyo sababta loo xiray.
Xildhibaan Maxamed Abiib ayaa laga soo doortaa gobolka Awdal ee Somaliland.
Leave a Reply