Xasan Sheekh oo Safar Ku Tagay Shiinaha Iyadoo dalka Kajirto Qalale Siyaasadeed

xasansheekh

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Beijing ee caasimadda dalka Shiinaha.

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa halkaasi kaga qeyb galaya Shir madaxeedka Afrika iyo Shiinaha, waxaana lagu wadaa in halkaasi uu kula kulmo dhiggiisa dalka Shiinaha iyo madax kale oo ka socota Qaaradda Afrika.

Madaxwayne Xasan ayaa dhoofitaankiisu kusoo aadayaa iyadoo dalka ka jiraan qalalaase siyaasadeed iyo mid dhaqaalo xumi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.